Monday, September 23, 2019
Home Tags Ciidanka Qaranka JSL

Tag: Ciidanka Qaranka JSL

DegDeg: Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka iyo Booliska oo Baaq u Diray Shacabka Somaliland

Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka iyo Booliska oo si wada jir ah Baaq u Diray Shacabka Somaliland. Taliyaha Ciidamadda Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Taani ayaa Shacabka...

Somaliland:Taliyaha Ciidanka Qaranka oo Dardaaran Faray Saraakiil Tababar Loo Xidhay

Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taali,ayaa dardaaran ciidannimo iyo talo faray saraakiil ciidan oo ka qalin jabiyay kulliyadda Saraakiisha Cabdilaahi Askar...

DegDeg: Madaxweyne Silaanyo oo Ciidamada Qaranka Amray Inay Tallaabo Adag ka Qaadaan Beelaha ku Dagaalamay Ceel-Afweyn, Haday Kalifayso Waxay U Igman Yihiin Inay Wax Dilaan.”

Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa xubno wasiir ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland doo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta...

War Deg Deg: Degaano Ciidan Beeledyo Gabooye Qabsadeen Shalay oo Ciidanka Qaranko La Wareegeen Saaka + Daawasho

War Deg Deg: Degaano Ciidan Beeledyo Gabooye Qabsadeen Shalay oo Ciidanka Qaranko La Wareegeen Saaka

Somaliland: Ciidanka Qaranka iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Togdheer oo Gaadhay Deegaamada Xuduudka Ethiopia

Cutabyo ka tirsan ciidamada Qaranka iyo Booliska Somaliland ayaa Gaadhaaay Deegaamadda Xuduudka Ethiopia iyo Somaliland Cutabyadan oo uu hogaaminayo Badhisaabka Gobalka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo iyo maayarka...

Somaliland: Jananka Booliska Oo Ka Hadlay Cutub Waajibaad Gaar Ah U Carbisan Oo Dhoollatuskooda La Soo Bandhigay

Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan Waxaa Uu Sheegay In Ciidankan Loo Tabobaray si Ay U Yaraadaan Khasaaraha Nafeed Ee Ka Dhasha Rabshadaha Oo Ay...

Somaliland: Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Degmada Dhahar oo Codsi u diray Taliyaha Ciidammada Qaranka iyo Wasaaradda Gaashaandhigga

Cuqaasha iyo Odoyaasha Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa Taliyaha Ciidammada Qaranka iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ka codsaday in la joojiyo beddel lagu...

Somaliland: Wasiir Warancade Oo Si Rasmiya U Shaaciyey In Gacanta Lagu Soo Dhigay Gacan Ku Dhiiglayaashii Dilay Taliyaha Qaybta Booliska Ee Berbera

Dablaydii dishay Taliyihii qaybta Booliska Berbera oo la qab qabtay Ciidamada Qaran ka Somaliland ayaa Gacanta ku soo dhigay 8 ka mid aha Dablaydii Weerarka...

Somaliland: “Tuulada Buuro-wadal Iyo Garoowe Waa 30km, Annaguna Waxaan Ciidan u Nahay Inaan Difaacno Ciida Qaranka Somaliland” Gaashaanle Cabdisalaan

Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Degmada Taleex Mr. , ayaa kormeer ku soo maray tuullooyinka Tuka-raq, God-qaboobe iyo Buuro-wadal oo dhowaan maleeshiyaadka Puntland dhul balaadhsi...

Somaliland: Ciidanka Qaranka oo la Wareegay Gacan ku haynta Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland.

Ciidanka Qaranka somaliland somaliland ee saldhigoodu yahay Magaaladda Oog ayaa sababo amaan darteed ula wareegay gacan ku haynta Madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland Axmed...