Friday, October 23, 2020
Home Tags Cali Mareexaan

Tag: Cali Mareexaan

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud Oo Sheegay IIn Dhismaha Jidka Ceerigaabo Uu Xawli Ku Dhaqaajiyay

Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, guryaynta iyo gaadiidka Somaliland Mudane Cali Maxamad Xasan (Mareexan) iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa shalay si weyn loogu...

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dayactir Lagu Sameeyay Biriijka Kowaad Ee Magaalada Burco (Muuqaal+SAWIRRO)

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryaynta Cali Hassan Maxamed ayaa Xadhiga Ka Jaray Manta Waxqabad Balaadhan Oo Laga Sameeyay Biriishka Koobaad Ee Magaalada Burco ,...

Somaliland: Wasaarada Hawlaha Guud oo Heegan Galisay Haayadaha Wadooyinka Somaliland

Wasaarada hawlaha guud  iyo Guryeynta Somaliland ayaa heegan galisay haayada wadooyinka Somaliland kadib markii roobabka Gu’gu ay dhibaatooyin u gaysteen Wadooyinka. Wadooyinka qaar ayaa waxaa...

Somaliland: Siyaasi Liibaan Maaweel Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Uu Muj. Ooto Biixi Ku Weeraray Wasiir Cali Mareexaan

Siyaasi  Liibaan Maaweel Shire ooh ore uga tirsanaan jirey bahda Saxaafadda, balse haatan ah siyaasi madax bannaan, ayaa jawaab waafi ah ka bixiyey hadallo...

Somaliland: Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Kulan uu Wasiir Cali Mareexaan Ku Qaabiley Ergeyga Infrastructure-ka U Qaabilsan Bangiga Horumarinta Afrika U Qaabilsan

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergayga African Development Bank uqaabilsan dhinaca Infrictraucture-ka...

Somaliland: Runtii Waa Nasiib Darro Inuu Maanta Magaaladan Hargeysa Cali Marreexaan Ka Abuuro Xaalad Nabadgelyo Darro Ah Oo Isagaa….”Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarji)

ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrinta tiyeetarka magaalada Hargeysa isagoona...

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Dib-u-dhiska Biriishka Magaaladda Burco

Wasiirka hawlaha guud, guryaynta iyo gaadiidka Somaliland Cali Xasan Maxamad (Cali Mareexaan) ayaa ka hadlay halka ay marayso hawsho dib u dhiska biriijka koowaad...

MOST POPULAR