Friday, October 23, 2020
Home Tags Cali Mareexaan

Tag: Cali Mareexaan

Somaliland: Wasiir Cali Mareexaan Oo Indhaha Ka Xidhay Wax Ka Qabashada Bariishka Weyn ee Caasimada Hargeysa Iyo Fadeexadaha Dul Hoganaya

Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexan ) ayaa waxaa uu si toos ah indhaha uga xidhey wax ka...

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud oo Boorame u Tegay Qiimaynta Dhul Laga Dhisayo Maktabad

Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, guryaynta iyo gadiidka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), oo safar shaqo ku jooga magaaladda Boorama ayaa maanta soo kormeeray meelo...

Somaliland: “Md. Madaxweyne, Markii Aan Xilka La Wareegay Waxaa Gadhka Lay Geliyey Deyn $5 Milyan Ah Oo Aan ‘Reer Abeeso Isku Dhiib’ U Bixiyey [Naanays Odhanaysa], Lacagtaasna Maanta Ka Hor Weli Kamaan Hadlin Oo…”

Md. Cali Xasan Maxamed (Cali-Marreexaan) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka Iyo Guryeynta JSL  “Markii Ley Magacaabay Ayaa Safarkii Iigu Horreeyey Waxaan Kusoo Maray Halkan Iyada...

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud Oo Markii U Horaysay Meel Fagaare Ah Ka Sheegay In Markii La Magacaabay uu Xirsi Kala Wareegey $5 Milyan Oo Dayn Ah

“Waxa  Laygaga Xariifsanaa Media-Ha Iyo Faanfaanka  Badan…, Reer Abeeso Isku Dhiib Baanu Ula Baxnay..…, Maalintii Lay Magacaabay Anigoo Baqaya Ayaan U Tagay Wasiir Samsam...

Somaliland: Daawo Madaxwayne Siilanyo Oo Qaabka Uu U Wado Wadada Ceerigaabo Ku Hanbalyeey Wasiirka Hawlaha Guud

Madaxwayne Siilanyo Oo Qaabka Uu U Wado Wadada Ceerigaabo Ku Hanbalyeey Wasiirka Hawlaha Guud

Somaliland: Cali-marreexaan Oo Ka Hadlay Qalliin Faalladiisu Badatay Oo Lagu Sameeyey Wiil Uu Dhalay Oo Kalyuhu Fadhiisteen

“Waad Maqlayseen Oo Waxoogaa Buuq Ah Baa Dhacay, Ilmo Yar Oo Kelyuhu Fadhiisteenna Qofka Xasaradaynayaa Waxa La Ina Tusayaa Inay Xumaani Ka Buuxdo” Wasiirka wasaaradda...

Somaliland: Labadan Wasiir Maxa Kala Haysta (Wasiirka Madaxtooyada & Wasiirka Hawlaha Guud)

Labada Wasiir ee Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Hawlaha Guud Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayuu hirdanka biyaha hoostooda ee u dhaxeeya wuxuu hadda...

Somaliland: Maxamuud Xaashi Iyo Cali Marreexaan Oo Ku Fashilmay Buuxinta Doorkii Waxqabad Ee Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Tiimkiisii Madaxtooyada

Iyadoo ay Muddo sanad ka yari ay ka soo wareegtay Wakhtiga uu Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iska casilay...

Somaliland: Faysal Oo Isaga Oo Aan Rafcaan Ka Qaadan Go’aankii Gudida Diiwaan Gelinta Shir Gaar Ah Iskii U Wata

“Xafiiska UCID Berri Waannu Joognaa Ee Bal Cidda Noogu Timaad Aan Eegno Kol Ay Ku Tahay Basaasiintii Cali Marreexaan” Warar isa soo taraya oo warbaahintu...

Somaliland: “Nasiib Daranaa Qaranka Uu Cali Mareexaan Wasiirka U Yahay ”….. Mujaahid Cali Guray

Siyaasi Cali Curay ayaa nasiib daro ku Tilmaamay In Cali Maxamed (Cali Mareexaan ) Uu Wasiir ka Noqdo Xukuumada Somalilnad Ee UU Hogaaminaayo Madaxweyne...

MOST POPULAR