Sunday, March 24, 2019
Home Tags Cali khaliif Galaydh

Tag: Cali khaliif Galaydh

Somaliland: “Haddii Aanu Reer Sool Nahay Dagaalka Tuke-Raq Nalaguma War Gelin Dhulkana Anagaa Leh…” Cali Khaliif Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Ay Somaliland Ku Qaaday Tuke-raq

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo shalay magaalada Laascaanood ka furay kala fadhigii 9 aad ee baarlamaanka Khaatumo ayaa waxaa uu si kulul uu uga hadley dagaalka...

Deg Deg: Daawo waxgaradka Iyo Garaadayada Beesha Dhulbahanta Oo Wacad ku Maray Inaanay Yeeli doonin Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Farrin U Soo Daray Cali Khaliif

Deg Deg: Daawo waxgaradka Iyo Garaadayada Beesha Dhulbahanta Oo Wacad ku Maray Inaanay Yeeli doonin Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Farrin U Soo Daray Cali...

Somaliland: Cali Khaliif Galaydh Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Puntland Oo Ka Dhan Ah Heshiiska Hargeysa Lagu Saxeexay

Prof,Cali Khaliif Galaydh ayaa si aad ah u dhaliilay madaxweynaha Puntland isaga oo sheegay in aanay waxba ka dhaxayn maamulka Puntland. Cali Khaliif waxa uu...

War Deg Deg Ah: Daawo Cali Khaliif Oo Reer Awdal Kabaha La Dulmaray Oo U Sheegay Wali Inay Somaliweyn Ku Ha,,,

Dr Cali Khaliif galaydh oo joogay goob ay ku casuuman Madax Dhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobalka Reer Awdal ayaa Ku Jar Jaray Goobta Oo Runta...

Somaliland: “Aniga & Siilaanyo Waanu Heshiin Karnaa, Laakiin Shacabka Somaliland Waxaanu Diyaar U Ahayn Siilaanyo Kuma Qasbi Karo”

Hoggaamiyaha Khaatumo Oo Hargeysa lagu waydiiyey in Dawladda Soomaaliya Ciidamo ka qoranayso Deegaanno Buuhoodle Ka mid tahay Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif...

Somaliland: Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Shaaciyey Wada-hadallo Ka Duwan Kuwii Hore, Oo Adduun-weynuhu Isku Hor-fadhiisinayo Somaliland & Soomaaliya

Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Dadka ka soo horjeeda Wada-hadallada u socda Dawladda Somaliland iyo Kooxdiisa Khaatumo u soo...

Somaliland: Daawo Cali Khaliif Muxu Ka Yidhi Shirkii London Ee Soomaaliya.

oggaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay shirkii London ee Soomaaliya

Somaliland: Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Wada-Hadalada Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo Balse Muxu Ka Yidhi?

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Mr Cali Khaliif Galaydh Iyo M/Ku Xigaankiisa Oo MaantaShir Jaraaid Ku Qabtay Xarunta Iyagu  Maamulka Khaatumo ayaa Si Wada Jir Ah...

Somaliland: Cali Khaliif Shaadh Noocayah Ayu Somaliland Uso Xidhay? Yaab

“Waa In Annaga Oo Ah Maamulka Khaatumo Iyo Maamulka Somaliland Arrintaa……” Cali Khaliif Oo Mar Kale Ku Gafay Qaranimada Somaliland. Hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif...

Somaliland: Cali Khaliif Muxu Ku Tilmaamay Madaxweyne Siilaanyo? Yaaab Bal Daawo

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan kulan kaga qayb galey dalka Imaaratk a ayaa ka haley arrimo badan. Waxaanu ka Hadley hadal...

Latest Posts

MOST POPULAR