Monday, December 9, 2019
Home Tags Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere)

Tag: Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere)

Somaliland: Wasiirka Waxbarsahada Oo Soo Saaray Digreeto Ka Dhan Ah Dugsiyada Aljazeera & M.M Cali

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare Md. Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa xalay soo saaray digreeto uu dugsiyada dalka kaga mamnuucayo arday uu ku eedeeyay inay...

Somaliland: Wasiiradii Gobolka Awdal Oo Kaadhadhkoodii Codbixinta Ay Galaafatay Laba Jeer Qaadasho Ay Sameeyeen Wakhtigii Ay Isdiwaangalinayeen Iyo Magacyada Wasiirada

Xog rasmi ah oo wargeyska Waaheen helay ayaa sheegaysa in wasiiradii gobolka Awdal ee xukuumadda madaxwayne Siilaanyo aanay ilaa wakhtigan qaadan Kaadhadhkoodii codbixinta Doorashada,masuuliyiintani...

Somaliland: Hiirdanka Iyo Loolanka Siyaasadad Ee Gobolka Awdal Oo Meel Adag Maraysa + Saylici Oo Af Qalalan Ku Daawanayah

Siyaasiyiinta gobolka AWDAL ee ka soo kala jeeda Muxaafidka Iyo Mucaaradka ayaa ku hirdamaya midkii ku adkaan lahaa codka shacabka awdal isagoo mid waliba...

Somaliland: Wasiirka Waxbarashadda Oo Go,aan Ka Gaadhay Jaamacada Gobolka Togdheer Oo Go,an Cad Ka Gaadhay

Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane oo goor dhaweyd saxaafada kula Hadley xafiiskiisa waxaa uu sheegay in wasaarada waxbarashadu ka noqotey mid ka...

Somaliland: Jaamacadda Camuud Oo Sheegtay Inay Maxkamad La Tiigsanayso Wasiirka Waxbarashada.

Maamulka Jaamacadda Camuud ayaa sheegay inay maxkamad la tiigsan doonaan wasiirka waxbarashada Cabdillaahi

Somaliland: Daawo Wasiirka Waxbarashadda Oo Kabaha La Dul-maray Komishanka Doorashooyinka

Wasiirka Waxabarashadda Jsl MD: Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere),  Ayaa waxa u si qoto dheer uga hadlay Arrimaha Doorashooyinka Qaranka Waxanu Ku Ee Dayey Inaanay...

Somaliland: Wasiirka Waxbarashada Oo Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa dhaliilay komishanka doorashooyinka qaran Somaliland

Somaliland: Wasiirka Waxbarashada Oo Ku Baaqay In Dib U Habayn Lagu Sameeyo Golaha Guurtida Oo Uu Mudo Dheer Xoghaye Ka Soo Ahaa

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa weerar afka ah ku qaaday Golahii uu mudada dheer Xoghaya ka soo...

Somaliland: Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Xalay Joojisay Dhismayaal Ganacsi Oo Ay Wasaaradda Waxbarashadu Dhisanaysay.

Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland ayaa xalay saqdii dhexe ciidamada Booliska amar ku siiyey inay joojiyaan dhismayaal ganacsi oo ay masuuliyiinta wasaaradda waxbarashadu...

Somaliland: Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Ayaa Agab Waxbarasho KaLa Wareegay Hayada Mercy Crop

agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland oo ay weheliyaa qaar ka mid ah maamulayaasha dugsiyada sare ayaa agab waxbarasho kala...

MOST POPULAR