Monday, May 20, 2019
Home Tags Cabdilaahi Fadal Iimaan

Tag: Cabdilaahi Fadal Iimaan

Somaliland: Taliye Fadal Oo Digniin Iyo Hanjabaad U Diray Dhallinyarada Bacadlayaasha Ee Haweenka Faraqa Qabsada

Taliyaha ciidamada booliska Somaliland  sareeye gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa soo kormeeray xalay suuqa ganacsiga ee Hargeysa ee Waaheen kaas oo aad u mashquulsanaa...

DegDeg: Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka iyo Booliska oo Baaq u Diray Shacabka Somaliland

Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka iyo Booliska oo si wada jir ah Baaq u Diray Shacabka Somaliland. Taliyaha Ciidamadda Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Taani ayaa Shacabka...

Somaliland: Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Waramay Xaaladiisa Caafimaad

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Imaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Taliye Cabdilaahi Fadal oo mudooyinkii ugu dambeeyey xaalad caafimaad...

Somaliland: Fadal Oo Fariin U Diray Shacabka Somaliland Iyo Nuxurka Go,aamo Cusub Oo Uu Soo Saaray

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Fariin U Diray Shacabka Somaliland Iyo Nuxurka Go,aamo Cusub Oo Uu Soo Saaray Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska...

Somaliland: Badhasaab Ramaax Oo Kabaha La Dul-Maray Taliyah Fadal Iman Kuna Tilmamey Mid Agagas Ah

“Waxan leeyahay qiimayntu ha noqoto qofku waxa uu yahaye yaanay qabiil noqonin oo aanay hebel noqonin, ciidankuna wuu ka duwan yahay waxyaabaha kale,…” guddoomiye...

Somaliland: Daawo Ciidanka Booliska Oo Heegan Loo Galiyay Dardar Galinta Amniga

Taliyaha guud ee Booliska Somaliland sarreeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ku dhawaaqay hawl-galo dheeraad ah oo ay fulinyaan ciiidamada amaanka, kuwaasi oo lagu...

Somaliland: “Waxa Aan Saraakiisha [Saldhigyada Bilayska] Farayaa in Ay Shiillaan Oo Ay Dhadhamiyaan Dacwadaha Muwaadiniinta”

“Saldhigyadu Waa Halka Ay Caddaaladdu Ka Bilaabanto, Waa Halka ay Wax Waliba Ka Hagaagayaan Illaa Heer Maxakamaddeed, Sidaasi Darteed….”- Khudbad Uu Jannanka Boolisku Kula...

Somaliland: “Awrka Iyo Ninka Maxaa U Dhexeeya Ayaa Lays Weydiiyey! Oo Waxaa La Yidhi Hoggaanka!, Sidaas Oo Kale Annaga & Maxakamadahana Waxaa Noo Dhexeeya….”

“Anigu Waxaan Ballanqaadayaa Inaan Xagga Ugu Hoosaysa Ka Soo Toosiyo Caddaaladda” – Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, Taliyaha Ciidammada Booliska Somaliland “Haddaan in Yar Oo...

Somaliland: Ammaanka Guud Ee Gobolka Sanaag Oo La Adkeeyay, Ciidamo Dheeraada Oo La Geeyay & Taliyaha Booliiska Oo Gaadhay Ceerigaabo

Iyadoo maalinta sabtida ay diwaan galinta codbixiyayaashu ka bilaabmayso Gobolka Sanaag ayaa waxaa si wayn loo adkeeyay Nabadgalyada Gobolkaas. Talliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye Guuto...

Latest Posts

MOST POPULAR