Wednesday, September 18, 2019
Home Tags Burundi

Tag: Burundi

Somalia hopeful of solution to Burundian crisis

Burundian Vice President Gaston Sindimwo paid a visit to the Somali capital, Mogadishu on Wednesday where he met President Hassan Sheikh Mohamoud and other...

Somalia: Madaxweyne ku-xigeenka dalka Burundi oo booqasho ku tagay Muqdisho

Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee dalka Burundi Gaston Sindimwo ayaa maanta booqasho laba maalmood ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxaana uu shir la qaatey Madaxweynaha...

Burundi: Opposition leaders call for fresh protests

Opposition vows to keep up rallies against President Pierre Nkurunziza's decision to run for a third term. Opposition leaders in Burundi say a big protest...

Burundi: Mucaaradka oo dibadbaxyo hor leh ku baaqay

Mucaaradka dalka Burundi ayaa ku baaqay dibadbaxyo dheeraad ah kaddib markii hoggaamiyeyaashii Beesha Bariga Afrika ay ku guuldaraysteen in ay ugu baaqaan madaxweynaha dalkaasi...

Burundi: Madaxwayne Nkurunziza oo shacab-ka ka dalbaday lacago lagu qabto doorasahada

Dawladda Burundi waxa ay dadkeeda ka dalbatay in ay lacago ku tabarucaan si ay gacan uga gaystaan in ay qabsoonto doorashada muranka dhalisay ee...

Burundi: Hogaamiyaha Xisbiga UPD oo la dilay!

Waxaa Sabtidii caasimada Burundi ee Bujunbura lagu dilay hogaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UPD. Md.Zedi Feruzi oo isagu kamid ah Muslimiinta Burundi ayaa la sheegay...

Burundi: Banaanbaxyo horleh oo ka dhacay Bujumbura

Magaalada Bujumbura ee xarunta dalka Burundi ayey Salaasadii shalay markale ka dhaceen banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweyne Pierre Nkurunziza. Dadka mudaharaadayey ayaa sheegay inay sii...

Burundi: Madaxweyne Nkurunziza oo Fagaaraha lagu arkay

Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa markii u horeysey fagaare lagu arkey tan iyo markii uu dhacay inqilaabkii dhicisoobey maalintii Arbacada ee qaar kamid...

Burundi: Iska-hor-imaad hubeysan oo ka socda Bujumbura

Taliyaha Ciidamada Burundi ayaa markiisa la hadley dadka reer Burundi waxaana uu sheegay in isku daygii Afgenbi uu fashilmey. Dhanka kale Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza...

Burundi tense amid reports of coup

Twitter post from president's account says overthrow bid by top general has "failed" and "situation is under control". The situation in the African country of...