Wednesday, December 11, 2019
Home Tags Antoine Griezmann

Tag: Antoine Griezmann

La Liga Oo Horjoogsan Karta Heshiiskii Uu Antoine Griezmann Ugu Wareegay Barcelona – Maxaa Soo Kordhay?

La Liga Oo Horjoogsan Karta Heshiiskii Uu Antoine Griezmann Ugu Wareegay Barcelona - Maxaa Soo Kordhay? La Liga ayaa baaritaan ku sameyneysa heshiiskii uu Antoine...

Kooxda Barcelona Oo Farrin Muhiim Ah U Diratay Xidiga Antoine Griezmann

Barcelona ayaa u muuqata mid ka sii niyad jabaysa aamusnaanta Antoine Griezmann kaas oo horay heshiis ula gaaray. Wargayska Sport ayaa daaha ka qaaday in Barcelona...

Antoine Griezmann Oo U Muuqda Mid Dagaal Madrid Derby Ah Ka Abuuray Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Antoine Griezmann ayaa diiday inuu meesha ka saaro suuragalnimada ah inuu Real Madrid ku biiro, balse wuxuu ka dhawaajiyay inuu ku faraxsan yahay Atletico...

Antoine Griezmann Oo Raba Inu Ku Biiro Kooxda Reer Ingiriis Ee Man UTD Balse Maxa Ka Hor Tagen

Antoine Griezmann ayaa doonaya inuu ku biiro Manchester United sida lagu qoray maanta jariiradda Mirror Football isagoo doonaya inuu ku daydo shaqsiga ugu weyn...

Waa Maxay Sababta Uu Jose Mourinho U Doonayo Inuu Antoine Griezmann Keeno Man United Xagaag Danbe?

Manchester United ayaa ku riyaaqday inay jabiso rikoorka suuqa kala iibsiga xagaagan, waxaana lagu waramayaa inay qorsheynayaan inay sidaasi oo kale sameeyaan sannadka soo...

Antoine Griezmann Oo Daaha Ka Qaaday Halyeyga Uu Ku Dayan Jiray Yaraantiisii & Hadii Uu Rajeynayo Ka Ciyaaridda EPL-ka

Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa shaaca ka qaaday inuu yaraantiisii ku dayan jiray kabtankii hore xulka qaranka England & Manchester United David Beckham isagoo...

MOST POPULAR