Tuesday, May 21, 2019
Home Tags Abaaraha Somaliland

Tag: Abaaraha Somaliland

Somaliland: Cali Khaliif Oo Shaaciyey In Xamar Iyo Garoowe Laga Soo Shiidaaliyey Kooxo Madaxweyne Ku Doortay Buuhoodle Iyo Baarlamaanka Oo Caydhiyey Madaxweyne Ku Xigeenkii

Khilaaf siyaasadeed oo sababay in Madaxweyne kale lagu dhex doorto Buuhoodle ayaa ka dhex qarxay maamulka Khaatumo waxaana kooxaha is khilaafsan kala hogaaminaya Cali...

Somaliland: Jeelka wayn ee magaalada Hargeysa waxa maanta ku geeriyooday maxbuus lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xirsi.

Maxbuuskan oo ahaa xukun-suge ama rummaan ayaa waxa soo waajahday daryeel la’aan kaddib markii ay lasoo darseen xanuuno kala duwan oo ay kamid yihiin;...

Somaliland: Qiimaha Lacagta Baska,Shaaha Iyo Maciishada Daruuriga Oo Mar Qudha Isbadelay,Noloshii Oo Cidhiidhi Sii Galaysa Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Aamusnaan Door Biday + Boqolka Dollar Oo Halmilyan Gaadhay.

“Suuqyadayada Hargeysa Oo Aan Waxba Lagaaga Iibinayn Kunka Shilin Wax Kayar Iyo Xabadii Nac Naca Ahayd Iyo Buskudkii Oo Qiimahoodu Laba Jibaarmay + Walaaca...

Awqaf donates Dh1m to Somalia aid campaign

Awqaf, the Islamic affairs and endowments authority, has donated Dh1 million to Emirates Red Crescent’s ‘For You Somalia’ campaign, as part of the organisation’s...

Somalia: Dagaal Xoogan oo Saaka Dhex Maray Ciidamada Badda Maamulka Puntland Iyo Budhcad Badeedka Markabka Afduubay

Wararka naga soo gaaraya Degmada Xaabo ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in ay Ciidamada Badda Puntland iyo kooxdii Afduubtay Markabka ARIS-13, uu saaka dagaal...

Somaliland: Xildhibaannadii UK Ee Somaliland Timid Oo Warbixin Bani’aadanimo Ka Qortay Wixii Ay Aragtay, Baaqna U Dirtay Dalkeeda Iyo Dunida

“Toddobaadkii hore waxa aan joogay Somaliland, oo ku taalla geeska Afrika, halkaas oo ay ka jirtay abaar aad u ba’an oo khatar ugu jirta...

Somaliland: Madaxwayne Ku XigeenkaOo Hargeysa Ka Furay Mashruuca JPLG

Madaxwayne ku xigeen somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanata Magaalada hargeysa ka furay mashruuca GPLG,waxaana kulan kan ka soo qay galay xubno kamida...

Somaliland: Masuulkii Gacantiisa Ku Qoray Heshiiskii Jamaal Cali Xuseen Musharraxa Ku Noqday Oo Difacaay Sharcinimada Musharraxnimada Jamaal Eedo Kululna U Soo Jeediyey Guddoomiye Faysal

Waxa Uu Faysal Cali Waraabe Ku Tilmaamay Nin Haadaan Ka Ridaya Xisbiga Ucid Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi oo hore uga mid ahaan jiray Masuuliyiinta sarsare...

Somaliland: Madaxwayne Ku Xigeenka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Borama Iyo Ujeedada Safarkooda

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenka somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta gaadhay magaalada borama ee xarunta gobolka awdal. Waxana waftigani...

Lughaya Illaa Saylac: Deegaamo Hanfiga Kulayku Naafeeyay Oo Abaartu Curyaamisay

“Ubadkii Dhawr Maalmood Dab Looma Shidin, Biyana Afkooda May Marin, Biyo La’aan Uun Baa Iigu Darran” Waxa ay ahayd  Subaxnimadii Isniintii ee toddobaadkii hore markii...

Latest Posts

MOST POPULAR