Wargane TV

Somaliland: Itoobiya,Soomaaliya iyo Eritrea Oo Dhisaya Iskaashi Cusub Oo Jabuti Banaanka Ka Joogto

Hoggaamiyayaasha Somaliya, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay shalay ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aasaasao Iskaashiga...

Somaliland: “Xadhigga Internet-ka Ee Jabuuti Ma Soo Mari Karo Badda Somaliland…” Wasiir Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada Somaliland

Cabdiwali Sheekh Cabdillaahi Suufi wasiir wasaaradda isgaadhsiinta iyo technologiyada Somaliland ayaa ka hadlay xadhig internet ah oo la sheegay inay Jabuuti soo marinayso badda...

Somaliland: Hal Askari Oo lagu Dilay Galbeedka Boorame Oo Maayarka Boorama Uu Ka Hadlay Sida Ay Wax U Dhaceen

Waxaa duleedka magaalada Boorama shalay waabarigii lagu dilay askari ka tirsan ciidamada Booliiska gobolka Awdal, kaasoo ilaalo ka ahaa goob laga dhisayay kaydka biyaha...

Somaliland: Ergayga Turkiga Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya iyo Ergayga Geeska Afrika Ee Sweden Oo Socdaal Wada Jir Ah Ku Yimi Hargeysa

Somaliland: Ergayga Turkiga Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya iyo Ergayga Geeska Afrika Ee Sweden Oo Socdaal Wada Jir Ah Ku Yimi Hargeysa

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img