Sports

Carlo Ancelotti Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Globe Soccer Ee Tababarihii Ugu Fiicnaa Sanadkan 2014 Ka

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa loo doortay inuu ahaa tababarihii ugu fiicnaa ee sanadkan 2014, wuxuuna Ancelotti ku guulaystay abaal marinta...

Ronaldo Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Globe Soccer Ee Xidiga Sanadaka 2014 Ugu Fiicanaa

Xidiga kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Portugal ee Cristaino Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal maritna Globe Soccer ee xidiga ugu fiicnaa sanadkan 2014....

Chile Oo Cashir Udhigtay Spain, Si Rasmi Ahna Ugusoo Baxday Wareega Labaad

Qeybtii hore ee ciyaarta, ciyaartoyda Chile ayaa kusoo gashay xamaasad uqalantay inay qabtaan hogaanka ciyaarta, halka Spain ay isku dayeysay inay dajiso ciyaarta si...

XULKA HOLLAND OO 3-2 UGU AWOOD SHEEGTAY QARANKA AUSTRALIA

Brazil (Warganenews)- Xulka qaranka Netherland ayaa halkii ka sii wada guulihii ay ku doonayeen inay ku hantiyaan koobka aduunka , waxaanay caawa ku burburiyeen...

Man United Oo Dib U Dhigtay Magacaabista Louis Van Gaal Ilaa Iyo Todobaadka Danbe.

Kooxda Manchester United ayaa dib ugu dhigtay magacaabistii Louis Van Gaal ee tababraha United. Labad dhinac ayaa hore ugu heshiiayay in uu Van Gaal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img