Claudio Ranieri ayaa ku guuleystay markii labaad Abaalmarinta Tababaraha Bisha ee horyaalka Premier League ka dib markii uu Leicester qarka u saaray inay hanato horyaalka.
Kooxda...
Tababare Louis Van Gaal ayaa bogaadiyay wiilashiisa kadib guushii ay ka gaareen Manchester City taasoo nooleysay rajadii ay kooxda ka qabtay iney ku dhameysato...