Somali News

Dalalka Gobolka Geeska Afrika Oo Iska Kaashanaya Isbedelka Cimiladda

Saamaynta taban ee ka dhalatay isbedelka cimiladda adduunka ku yimid waxay dhibaatooyin soo gaadhsiisay dunidan aynu ku nool nahay. Waxaanay dhibaatadaasi si xoog ah u...

Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Ducaale oo ardaydda Jaamacadda Camuud ka qalinjabisay dufcadii 22 ku dhiirigaliyay hal abuurka ganacsiga iyo xoojinta nabadda.

Maamulaha Shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Duale ayaa ardayda ka qalin jebisay Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku bogaadiyey dadaalka iyo tacabka ay geliyeen tacliinta,...

Faa’iidada Iyo Waxtarka Biyaha Xulbada iyo Cilladaha Lagu Daweeyo

Qormadeena labaad ee Barnaamijka Caafimaadka Wargeyska Dawan ayaa waxa aynu ku soo qaadan doonaa faa’iidad laga helo biyaha geedka Xulbada iyo cilladaha lagu daweeyo,...

Tababar Ku Saabsan Hababka Casriga ah ee loo Kala Korin Karo Ubadka

Barnaaamijka Caafimaadka Wargeyska Dawan qormadeena kowaad waxa aynu ku soo qaadan doonaa Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, waxaadeeda kala korinta ubadka oo qabatay tababar ku...

Wasaaradda Deegaanka oo ku Hawlan wax ka Qabashadda Denbiyadda loo Gaysto Duur Joogta

Somaliland ayaa lagu tilmaamaa in ay ka mid tahay wadamadda Geeska Afrika, ee ay ka dhacaan ugaadhsiga, iyo ka ganacsiga sharci darrada ah ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img