Somali News

Somaliland: “Madaxweyne, Waxaan Markhaati Ka Ahay Hirgelintaada Haybadda Ciidamada Qalabka Sidaa Inay Kuu Tahay Astaan Kuugu Xardhan Baalka Taariikhdaada……” Xoghayaha Cadaaladda WADDANI

Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Gar-yaqaan Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku amaanay tabaca uu...

Somalia: Al-shabaab iyo dad shacab ah oo ku dagaalamay deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya deegaankaka lagu magacaabo Butaale oo hoos taga degmada Maxaas ee gobolka ayaa sheegaya in Al-shabaab iyo dad shacab ah ay...

Somaliland: Siyaasi Baashe Cali Jaamac Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Kadib Markii Uu Ka War Helay In Cali Khaliif Hargaysa Ku Sugan Yahay

Baashe Cali Jaamac ayaa Waxaa Magaalada Hargaysa si balaadhan ugu soo dhoweeyey siyaasiyiin,Xildhibaano, Aqoonyahan,dhalinyaro iyo Masuuliyiin ka Tisan Xukuumada Somaliland waxaana uu Halkaasi ka...

Deg Deg: Beelaha Habar Yoonis Iyo Habar Jeclo Oo Shir Ay Magaalada Burco Isku Soo Hor Fadhiisteen + Go,aamo Ka Soo Baxay

Beelaha Habar Jeclo iyo Habar Yoonis ayaa waxaa ay maanta magaalada Burco ku soo gabo gabeyeen shir u socdey isla markaana loogu magacdey (Midnimo...

Somaliland: Daawo Dad Diinto Ku Yartahay Oo Sida Xoolaha Loo Dabiibayo “Caasimada Hargeysa Oo Ku Jabtay Sheekhi Reer Boosaso”

Shacbiga Ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay hal dabo la,a isku shubeen xarun caafimaad oo duleedka Hargeysa uu ka furtey sheekh dadka ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img