Somali News

War Deg Deg Ah: Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargeysa Oo Gudbiyey Mooshin Ka Dhan Ah Maayar Solteco , Xildhibaanada Saxeexay Iyo Arimaha La Isku Maan...

xildhibaanada golaha deganka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay saxeexeen mooshin ka dhan ah maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco . Xildhibaanadan oo iminka mooshinka saxeexay oo ay...

Somaliland: Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Masuuliyiinta Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeysa+Agaasimihii Maamulka Dawlada Hoose Oo Shaqadii Laga Joojiyey,Cidda Ka Joojisay + Sababaha

Warar xog ogaal ah oo soo ifbaxaya ayaa waxay sheegayaan in khilaaf aad u xoogani uu ka dhex qarxay masuuliyiinta dawlada Hoose ee caasimada...

Somaliland: Kulan Laba Weji Lahaa Oo Madaxtooyadda Ku Dhex-maray Madaxwayne Siilaanyo, Cali Khaliif Iyo Odayaal.

Cali Khaliif oo hore isugu magacaabay inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa qasriga Madaxtooyadda Somaliland xalay kulan kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed...

Somaliland: “Waxaanu Ka Digaynaa;- Dulqaadka Dadku Wuu Soo Yaraadaa Oo Ninka Fulayga Ah Hadaad Erido Erido Uun Maalin Uunbuu Kugu Soo Jeedsan Doonaa” Xildhibaan...

Gudoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde ayaa sharci daro ku tilmaamay xukunka Maxkamada Gobolka Hargeysa ay maanta ku riday...

Waddan mamnuucay in heesta calanka loo adeegsado xafladaha iyo xayeysiisyada

Dalka Shiinaha ayaa mamnuucay in heesta calanka loo adeegsado xafladaha sida aroosyada ama kuwa gaarka, sida lagu qoray go’aamo baarlaamnku ansixin doono. Go’aamada cusub ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img