Somali News

Somaliland: Xildhibaan Waabeeye Oo Soo Bandhigay Isbedelka Xukuumadda Ku Yimid Mudadii Isbahaysigu Ka Sii Maqnaa

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku marayo iyo...

Somaliland: Akhriso Dhawr Qodob Oo Beesha Caalamka Iyo Midowga Afrika Uga Cago Jiidayaan Aqoonsiga Somaliland

Warbaahinta National Public Radio (NPR.Org) ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka ayaa falanqaysay sababaha Somailand ictiraaf caalamiya u heli wayday 26 sanadood kadib marki ay...

Agaasimaha warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka oo iscasilay + Sababta

Agaasimaha warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka, Mike Dubke, ayaa xilkaasi iska casilay saddex bilood kaddib markii jagadaasi loo dhiibay. Mike Dubke oo ah khabiir xisbiga...

Saynisyahanno Maraykan ah ayaa sheegay in ay sameeyeen nooc cusub oo antibiyootig ah oo nolosha badbaadinaya.

Waxay sheegeen in samayntani ay kor u qaadi doono dagaalka ay kula jiraan caabuqa u adkeysta dawada antibiotic, kaas oo ah mid ka mid...

Australia oo qorshaynaysa in ay baasaboorrada u diido dadka carruurta faraxumeeya

Dawladda Australia ayaa qorshaynaysa in ay baasaboorrada u diido dadka lagu xukumo in ay faraxumeeyeen carruur iyada oo u cuskanaysa qorshe cusub oo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img