Somali News

Somaliland: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kormeeray Garoomada Kubadda Cagta ee degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray garoomada kubadda cagta degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax...

Somaliland: Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Xisaab Xidh Adag Xalay Loo Kale Baxay Balse Say Ka Yalan,,,?

Guddidii Taakulada Abaaraha Heer Qaran Oo Caawa Soo Bandhigay Xisaab Xidhkii Ay Ku Shaqaynayeen Mudadii Ay Xaaladda Abaartu Dalka Haysay, Dhinacna Isaga Leexiyey Eedo...

Maraykanka oo tijaabiyey gantaal nooca sawaariikhda ka hor taga ah

Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ay ku guulaysteen tijaabinta gantaal hawada ku qaban kara gantaalaha qaaradaha iskaga gudba ee ay dhici karto in Maraykanka...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo guddi u saaray xaalada maxaabiista Xabsiga Dhexe

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay guddi u saaray xaalada maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa loo...

Somaliland: Yaab Itoobiya Maxay Ka Tidhi Safarka Wasiir Sacad Ee Dalka Maraykanka ?

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa baahisay war ku saabsan xafiiska diblomaasiyadeed ee Jamhuuriyadda Somaliland ku leedahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo xadhiga laga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img