Somali News

Somaliland: Xukuumada Oo Go,amo Ka Soo Saaratay Xanuunka Shuban Biyodka

Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Uu Gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa ka Qabsoomay Madaxtooyada Somaliland Maanta Oo...

Somaliland: “Sicir Bararka Siyaasad Xumo Iyo Fashilaad Xumo Xukuumadda Ah Ayaa Wax Lagaga Qaban Kari Waayay, Noloshii Iyo Maceeshadiina Meel Xun Ayay Maryaan”

Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada, Cabdiraxmaan Cismaan Caalin, ayaa ka hadlay Sicir Bararka,waxaanu tilmaamay in qorshe xumo dhinaca Xukuumadda ah ilaa hadda...

Dawladda Imaaraadka Oo Sheegtay In Ciidamo Ay Ka Joogaan Soomaaliya Iyo Sababaha Ku Kallifay

Danjiraha dalka Imaaraadka u fadhiya Maraykanka ayaa ka hadlay iskaashiga milateri ee ka dhexeeya dalkiisa iyo dalka Maraykanka, isaga oo xusay in joogitaanka milateri...

Somaliland: Yaab Wasiir Cali Mareexaan Oo Amaro Iyo Hanjabad La Yimid + Cida U Diray

Wasiirka Hawlaha Guud,Guryeynta Iyo Gaadiidka Somaliland Cali Mareexaan ayaa waxaa uu digreeto wasiir uu Ku Joojiyey In Gaadiidka Dawladda Lagu Xidho Numberka Shacabka.  

Somaliland: Hargeysa: 29 Sannadood Ka Hor Iyo Saaka Oo Kale & Gudo-galkii SNM

Saaka oo kale oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd subaxnimadii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM xalay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img