Somali News

Somaliland: Daawo Xisbiga Waddani Oo Gaadhay Togdheer “Togdheer Waa Xudintii Somaliland Waxii Ka Dhacaana Dalka Oo Dhan Buu Saameeyaa

Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta deeq daawooyin ah gaadhsiiyey Cisbitalka guud ee magaalada Burco ayaa...

Daawo: ” Muxu Ka Yidhi Xaalada Burco Iyo Xanuunka Shuban Biyoodka …” Wasiirka Caafimaadka

Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Saleeban Axmed Ciise Xaglo Toosiye oo ku sugan magaalada Burco oo xanuunka shuban biyoodku ka dilaacay ayaa waxaa uu sheegay...

Somaliland: Burco Aabbo Saddex Carruur Ah Oo Uu Dhalay Ay U Geeriyoodeen Cudurka Shuban Biyoodka Oo Eedayno Ujeediyey Golaha Deegaanka

Aabbo ku nool magaalada Burco ayaa xog waran warbaahinta ka siiyey saddex carruur ah oo uu dhalay oo u geeriyooday cudurka shuban biyoodka. Aabahan oo...

Somaliland: “Dhaliisha Naloo Soo Jeediyey Way Jirtaa, Raaligalin Ayaanu Ka Bixinaynaa, Dhaliisha Oo Aad Qaadato Ayuunbaa Qaladka Lagu Sixi Karaa”

Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qiratay Inay Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Shuban-biyoodka Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa markii ugu horaysay qiratay inay ku fashilantay waxkaqabashada...

Somaliland: Yaab Guddida Ka Soo Kabshada Abaaraha Oo La Xanaf Wareeray Lacagtii Danyarta Oo Maalinba Shir Iyo Huteelo La Gale

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Maanta Kulan Isugu Yimid Madaxtooyada Ayaa Warbiximo Ka Dhegeystay Xubno Ka Mida Guddida guddida ka soo kabashada abaaraha oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img