Somali News

Djibouti: Maxay Dawlada Jabuuti Ka Tidhi Casriyeynta Dekeda Berbera Iyo In Isticmaalka Itoobiya Ay Saamay Ku Yeelan Karto Dekedaheeda?

Dawlada Jabuuti ayaa markii u horeysay ka hadashay saamayta ay maalgashiga Dp World ee dekeda magaalada Berbera ku yeelan karto dakedaha Jabuuti,waxaanay Jabuuti sheegtay...

Somaliland: Wariye Ka Tirsan Warbaahinta Ka Hawlgasha Burco Oo Uu Haleelay Xannuunka Shuban Biyoodku Isagoo Hawl Maalmeedkiisa Ku Jira, Xaaladiisana Uga Waramay

Wariye Maxamed Xasan Diiriye(Maxamed Jookar) oo ka mid ah Wariyayaasha ka hawlgala Magaalada Burco ee Caasimada Gobolka Togdheer ayaa ka mid noqday dadka reer...

Somaliland: Wax Ka Ogow Xogo Cusub Iyo Tiro-Koobyo Layaab Leh Oo Aanad Hore Uga Maqal Magaalada Berbera

Magaala-madaxda gobolka Saaxil, Berbera, waxa ku nool dad dhan 35856 qof. 11585 waa lab gaangaadh ah, 11536 waa dheddig qaangaadh ah, halka carruurtuna ka...

Dawlada Itoobiya Oo Hawda Ka Saartey Guud Ahaan Khadkii Internet-ka Ee Dalkaas

Khadkii Internetka ee Itoobiya oo dhan ayaa la jaray si looga hor tago in Online -ka lagu faafiyo imtixaanka heer qaran, sida uu sheegay...

Kooxaha Aafada Ah Ee Al Shabab Iyo Boko Harama Iyo ururka Daacish-na Imisa Dad Ayay Qacantooda Ku Khaarijiyaan ?

rurka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu xilligan kaga horreeyo ururrada Boko Haram iyo Daacish marka ay noqoto dadka ku dhinta gacan ka hadalka iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img