Somali News

War Deg Deg Ah: Allah Ha U Naxariista Waxa Imika Geeriyooday Mujaahid Ooto Biixi

Waxaa Goor dhaweyd cibitalka Edna Aadan ee magaalada Hargeysa ku geeriyoodey Muj Maxamed Biixi Caalin Ooto oo xanuun halkaasi u jiifay muddo laba habeen...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Gaas Oo Isku Shandheyn Balaadhan Sameyey

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golihiisa waasiirada, waxaa uu magacaabay tiro wasiiro ah , oo isugu jirta wasiir...

Deg Deg: Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay Prof. Buubaa Ugu Diidey In Uu Ka Dhoofo Garoonka Diyaaradaha Hargeysa.

Wasiirul dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka Hadley sababta ay xukuumadda Somaliland Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ay shalay...

Qaar kamid ah dowladdaha Carabta oo xiriirka u jaray dowladda Qadar

Dowladdaha Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii diplomaasiyadeed u jaray dawladda Qadar, iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la'aan...

Somalia: Dowladda maxey xoogga saari doontaa saddexda bilood ee soo socota ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo, ayaa sheegay in saddexda bilood ee soo socota ay mudnaanta siin doonaan sidii ay bulshadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img