Entertainment & Lifestyle

Fiidyow Shaki Gelinaya Xaaladda Caafimaad Ee Hillary Clinton Ayaa Dad Badan Oo Maraykan Ah Dareen Geliyey

Waxaa maalmihii u dambeeyey lagu arkayey warbaahinta reer galbeedka gaar ahaan kuwa la dhacsan siyaasadaha xisbiga jamhuuriga ah ee dalka Maraykanka cajalad fiidyow ah...

Toban Jimicsi Oo Qofka Caadaysta Wejigiisa Ka Ilaaliya Coodh-Coodhka Iyo Calaamadaha Gabowga

Hargeysa (Wargane)- Wejiga bani’aadamku waxa uu ka kooban yahay 44 muruq oo ka shaqeeya cabbirista shucuurta qofka ee kala duwan iyo guud ahaanba qaabka...

Mucjiso: Maxaad Ka Taqaan Xeebta Loogu Magac Daray Nabi Ciise (CS) Oo Biyaheeda Loo Dul Socon Karo Sida Dhulka Iyada Oo Aan Ku Liqin,...

Mucjisooyinka dunida aynu ku nool nahay ma aha kuwo la soo koobi karo waxaana ka mid ah arrimaha layaab leh xeebta ama gacan biyoodka...

DAAWO: Wiilkii Cilmi Boodhari Dabka Ugu Dhiibi Jiray Hodon Oo Imika Isagoo Waayeel Ah Ka Sheekeeyay Arladii Uu Kula Noolaa Cilmi & Hodon Iyo...

Wariye Aadan Cabdi Ciidle ayaa magaaladda Hargeysa waxa uu waraysi kula yeeshay Oday Maxamed oo ah waayeel isagu in badan usoo taagnaa taariikho badan...

War Deg Deg :- Fanaanada Caanka Ah Ee Hodan Cabdiraxmaan Oo Xabsiga Loo Taxaabey

Warar Xogogaal Ah Oo Shalay Soo Gaadhayay Xarumaha Wararka Ayaa Shabakada Caan Ka Ah Wargane News Soo Xaqiijisay Inay Xabsiga Liinta Ku Cabayso Fanaanadi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img