Barnaamijyada

Xakiima

Bedel Fikirka, Si Noloshu Isu Bedesho! Si aad nolosha u bedesho waa inaad habka aad u fikirto bedesho Si aad guul u gaadho naftaada...

Qisada: Kalsoonida Iyo Badbaadinta Nafta!

Waa habeen qabow iyo dhaxan baraf ahi dhacayso, maalqabeenka ayaa soo maray nin miskiin ah oo fadhiya goob banaan isagoon haysan buste iyo hu...

Xaqiiji Hadafkaaga Dhib La’aan!

Suldan Najma Diin Ayuubi wuxuu ahaa aabaha Saalaxa Diin Al-Ayuubi oo ahaa hogaamiyihii muslimiinta ee Qudus xoreeyay. Maalin isagoo dhalinyaro la ciyaaraya Saalaxa Diin...

Murugadii haysay Ayuu Imtixaanka Kaga Jawaabay!

Markii uu Imtixaanka u fadhiistay Maxamed C/kariim  oo degan waqooyiga gobolka Siinay, waxa ku jirtay su’aal curis ah oo laga qorayay  “ Fadliga weyn...

XIKMADAHA

Afara warimood yartaantood ayaa ku dhibta, xanuunka, Fakhriga, Cadowga iyo dabka. Ha degin meel aan dhakhtar  ama caalam aqoon iyo cilmi ku baraa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img