Xuquuqda Qofka

Date:

Islaamku wuxu u arkaa aadamiga guud ahaan mid Ilaahay karaameeyay iyadoo Allah (sw) Quraanka ku cadeeyay.  Rasuulka Allah (scw) ayaa khudbadiisii ugu danbaysay ee xajatul wadaac ku cadeeyay xuquuqda aadamiga ee uu sharciga Islaamku siiyay . Waxaana uu xadiis ku  yidhi

“Dadyahow Ilaahiinu waa mid, Aabihiin waa mid (Aadam) nin carbeed wax ma dheeraa nin aan carab ahayn, nin aan carab ahayn waxba ma dheera nin carab ah, nin cas waxba ma dheeraa nin madow, nin madoobina waxba ma dheera nin cas, cabsida Ilaahay mooyee” Xadiis saxeexa Werin Dabaraani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...