Yaabka! Sida Ay Ula Dhaqmaan Dadka Ka Dhinta!

Date:

Maalin kasta dunida waxa lagu arkayaa arimo ka yaabiya dadka. Dadka degan magaalda Kawsakie ee dalka Japan ayaa caado ka dhigtay in dadka dhinta ay  meel isugu keenaan iyagoo ka dhigaya kuwo jaar ah inta aan xabaasha lagu ridin ee aan la aasin.

 

Huteelka lagu magacaabo SOUSOU ayaa noqday huteelka buuxiyay hawshaasi. Alberkadan ayaa dadku si isdab joog ah u keenaan maydka iyagoo uga kireeya qolalkiisa sariir. Qiimaha halka sariir ayaa ah $ 84 ama 9 kun lacagt Japan ah.

Lacagtan ayaa loo bixiyaa sidii Tallaajada kaydka  loogu hayn lahaa huteelkaasi muddo 4 maalmood ah, iyadoo maydka kale ee la keeno jaar uu la noqon doono marka la aaso.

Huteelkan ayaa leh dhamaan qaboobjiyayaal kala duwan oo maydka lagu haynayo. Maamulayaasha ayaa sheegay in dalabka maydka la keenayo si huteelka loogu hayo uu aad u sareeyo, oo ay qolalka huteelku buuxaan inta badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...