Ka Fikir Sida Ay Guulaysato
- Mar kasta khasab maaha inaad guulaysato laakiin waxa khasab ah inaad mar kasta ku fikirto sidii aad u guulaysan lahayd.
- Guuldaradu maaha inaad meel sare ka soo dhacdo, laakiin waa inaad fuuli kari weydo.
- Dadku ma ilaabaan hawsha wanaagsan ee aad qabatay, mase xusuustaan wakhtiga aad ku qabatay sidaa awgeed iska dhaaf degdega oo hawl kasta oo aad qabato hagaaji.
- Nacasnimadu waa inaad weli sii socoto wadadii aad ku guuladarada, fikir, ka dibna raac jihada
- Hadyad kooban oo aad u geyso qof aan filayn ayaa ka qiimo badan mid weyn oo aad u geysay qof sii ogaa waxaad u keenayso.
- Haddii qofku aanu lahayn mabda’ uu naftiisa u huri karo, mana laha mid uu ku noolaado.
- Qofka dakhligiisu badan yahay kama shaqo badana, kan dakhliga yar laakiin waxay isku dhaafeen siday uga kala faa’iidaysteen maskaxdooda.
- Saaxiibka wanaagsani waa kan ku sheegaa khaladka aad gasho, kuna saxa.
- Badanaa inta qof la aaminay khiyaamo sameeyay, iska jir kuwa aad aaminayso.
- Masiibooyinka u sabir maxaa yeelay marba marka ka danbaysa way sii yaraataa.