Xogta Kulanka Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Khaliif

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maalintii shalay kulan la yeeshay xubnaha Shir-guddoonka Golaha Wakiillada, oo uu horkacayo Guddoomiyaha golahaas Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay kulankan madaxweynaha iyo Shirguddoonka golaha wakiillada, hase yeeshee sida warar xogogaal ahi sheegeen Madaxweynaha iyo Shirguddoonka Wakiillada ayaa wada hadlay wada shaqaynta Xukuumadda iyo Golaha iyo sidii meesha looga saari lahaa mad madowga soo kala dhex galay ee ay u dambaysay Wasiirradii la sheegay in ay diideen in ay hor tagaan golahaasi.

Wararku waxa ay intaasi ku dareen si arrimaha meesha looga saaro uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu maalinta Axadda todobaadka soo socda dhammaan xildhibaanada Wakiillada ku casuumay madaxtooyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...