Guddida Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada ayaa fadhigii maanta u gudbiyay in kalsoonida lagala noqdo wasiirka Qorshaynta Somaliland oo diiday in uu guddida horyimaaddo kadib dalabyo badan oo ay doonayeen in ay arrimo ku saabsan shaqadiisa wax kaga wadyiiyaan.
Golaha Wakiillada Oo Wasiir Kalsoonida Kala Noqonaya
Date: