Xil Guruuje “Maxamuud Xaashi & Ragga Meehanaabaya”

Date:

” maxamuud xaashi vs ragga meehanaabaya “.

Siyaasadda qeexideedu ugu fiicani waxay odhanaysaa ” siyaasaddu waa wixii suurta gala ” .

Sidaa markey tahey wixii aan suurta gal ahayni siyaasad maaha ,sababta mooralka iyo siyaasaddu marar badan isu khilaafaana waa intaas .

Maxamuud xaashi waa siyaasi , siyaasi dadka , dalka iyo duruufihiisa aad u yaqaanana weeye , markii horre haduu xooga saarey furista ururadda fursad baa u muuqatey, mar danbe hadii uu xaga kulmiye jeelaadiyayna fursad baa uga muuqatay maxaa yeeley , haddii wadani xirsi joogo , kulmiye na siyaasi kale oo habar jeclo ah loo dhiibo rajadda urur maxamuud xaashi furto guushiisu way adkaanaysaa maxaa yeeley codkii uu ku xisaabtamayay ayaa filqamayaa .

Sidaa darteed maxamuud xaashi meel uu joogaba waa siyaasi , waana siyaasi diyaarsan oo xisaab ku socda 1+1=2 ( reality on the ground) .

Waxaase la yaable siyaasiyiinta beesheeddu 3 xisbi 2 ay haystaan ee ilaa 1993 doorasho walba ku dhacayay 1993 , 2002 , 2010 iyo 2017 ee urur cusub furashadiisa u meehanaabaya .

W/Q Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...