Wasiir Kaahin Oo Noqonaya Guddoomiyaha Guurtida

Date:

Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, ayaa la filayaa inuu noqdo guddoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland isagoo badali doona Saleebaan Maxamuud Aadan oo xilkaasi banaynaya, sida ay MM-TV u sheegeen ilo-wareedyo xog ogaal ah.

Xilka gudoomiyaha golaha guurtida ee la filayo inuu qabto Maxamed kaahin Axmed, ayay fursaddeedu abuurantay, kadib markii warqad is casilaad ah uu Gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Muddane Saleeban Maxamuud Aadan, muddo laga joogo ugu yaraan sadex usbuuc.

Sidoo kale labadii maalmood ee ugu danbeeyay waxaa laga shaqaynayay sidii loo banayn lahaa kursiga uu deegaan ahaan kagasoo gali lahaa Wasiir Maxamed kaahin, si uu xilkaasi u hanto.
Tallaabooyinka dhiman ee lagu taabbo galinayo xilka cusub ee wasiir Kaahin ayaa la shaacin doonaa maalmaha dhaw ee soo socda.

©️ MM-TV

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...