Wefti culus oo ka socda Dalka Saanbiya oo Waddanka soo Gaadhay

Date:

Wasiirka Cadaaladda dalka Zambia, Gavin Lubinda iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa soo gaadhay Caasimadda dalka ee Hargeysa, waxaannu ka soo dagay Maadaarka Cigaal International Airport.

Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibadda Somaliland mudane Liibaan Yuusuf Cismaan iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda arriimaha dibadda ayaa qaabilay waftigan balaadhan ee dalka soo gaadhay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...