BBC Oo Su’aalo Shakhsiyaddiisa Ah Waydiisay Madaxweyne Biixi

Date:

Muuse Biixi Cabdi waa madaxweynaha Somaliland, waxuu ku dhashay baadiyaha Hargeysa welina waxuu aaminsan yahay in dhaqanka miyiga uu maguuraan yahay, waraysi gaar ah oo BBC-du la yeelatay ayaa mar uu shaqsiyadiisa qof ahaaneed sharxayay waxuu isku tilmaamay inuu yahay “MACAAN IYO QARAAR ISKU JIRA”.

Waraysigan soo socda waxuu madaxweynaha ku faaqidayaa dhaqankiisa, taariikhdiisii hore iyo nolol-maameedkiisa qofeed sida uu u maareeyo, Cabdirisaaq Catoosh ayuu Muuse Biixi u waramay.

Halkan Hoose ka daawo waraysiga

Maxaad kala socotaa noolosha gaarka ah iyo shaqsiyadda madaxweynaha Muusa Biixi?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...