Taiwan iyo Somaliland oo Ka Wadahadlay Arrimaha Labada Dal

Date:

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka, Isgaadhsiinta iyo Dalxiiska ee dalka Taywaan H.E. Dr Lin Chia-Lung. iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Amb Ali Yang ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Taiwan Maxamed Xaaji Maxamuud

Danjire Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa sheegay in Wasiirka ay si weyn uga wadahadaleen hawlo badan oo iskaashiga ganacsiga labada waddan khuseeya. Waxaanu Xussay in kulankaasi uu kusoo dhammaaday guul iskaashi oo dhexmarta waddamada Taywaan iyo Somaliland.

kulanka ayaa waxa qayb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Amb Ali Yang. iyo saddexda Agaasime Guud ee Wasaaradda Gaadiidka, Isgaadhsiinta iyo Dalxiiska u qaabilsan kaabayaasha dhaqaalaha, dalxiiska, gaadiidka iyo duulimaadyada ee dalka Taywaan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...