Wasiirka Caafimaadka oo Kormeeray cisbitaalka guud

Date:

Wasiirka Wasaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland, mudane Cumar Cali Cabdillaahi  Badde, oo ay wehelinayaan agaasimaha guud ee cisbitaalka Hargaysa iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka ayaa maanta kulan la qaatay madaxa ugu sareeya hay’adda Cafimaadka aduunka ee (WHO).

Kulankan oo ka qabsoomay cisbitaalka guud, ee magalada Hargaysa ayaa lagu lafa gurayay sidii loo dardar-gelin lahaa hawlaha caafimaad ee ka socda dhakhtarka iyo sidii looga wada socon lahaa saamaynta xannuunkii safmarka ee Covid-19.

Sidoo kale, waftiga ayaa kormeer ku maray qaybaha kala duwan ee dhakhtarka iyagoo warbixino kala duwan ka dhagaystay hawl-wadeenada iyo maamulka gacanta ku haya goobaha ay kormeereen.

Ugu dambayn, wasiirka iyo waftiga uu hoggaaminayo ayaa uga mahadceliyay habsami socodka hawlaha cafimaad masuuliyiinta shaqaalaha cisbitaalka guud, isago ugu danbeyn tallo waayeelnimo faraqa ugu guntay kuna adkeeyay sidii wad jir iyo isku duubni bulshada.loogu adeegilahaa.

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...