Somaliland: Oo Xukun DIL Ah Ku Riday Nin Kufsi Iyo Dil U Geystay Gabadh

Date:

Maxkamadda Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa Maanta oo Arbaca ah waxaa ay xukun Dil toogasho ay ku riday Nin hore fal isugu jiray kufsi iyo Dil Gabadh u geystay.

Maxkamadda ayaa sheegtay in Cabdi Siciid Muuse oo ah Ninka falka u geystay Gabadha oo kamid aheyd dadka deegaanka degmada Garbadadar Gobolka Awdal lagu helay caddeymo uuna qirtay falkaas.

Marxuumada ayaa lagu magacaabi jiray Shukri Yuusuf Xuseen, waxaana Eheladeeda ay sheegeen inay doonayan in xukunka Dilka toogashada lagu fuliyo Cabdi Siciid Muuse.

Maxkamadda Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa hore sidaan oo kale waxaa xukuno ugu diray rag lagu eedeeyay in deegaanada Somaliland ka geysteen fal kufsi ah.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...