Somaliland: Dad U Dhintay Cudurka COVID 19 Oo Hargeysa Lagu Gubay.

Magaalada hargeysa duleedkeeda waqooyi ayaa lagu gubey dad Somaliland ugu dhintey COVID19, shacabka ku dhaqan deeganka Xeedho ee waqooyiga magaalada hargeysa ee deegankooda lagu gubey maydadkan ayaa cabasho arrinkasi ka muujiyey sheegeyna inuu khatar caafimadkooda ku yahey dambaska iyo hadhaaga maydadka la gubey.

Dadweynaha cabshada muujiyey ayaa la hadley Bulsho tv.

Sawirada hoose waa goobta lagu gubey maydadka, hadhaagii, dambiskii, naxashayadii lagu gubey maydadkas iyo bulshada cabshada muujiyey.

Dhacdayadan naxdinta leh ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee Somaliland lagu arko maydad la gubey,

halkan hoose ka DAAWO muuqaalka

Comments

comments