Somaliland: Guddoomiye Saleebaan Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah Ku Waaniyay Inay Buuqa Doorashada Dajiyaan

Date:

Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa xisbiyada mucaaradka ah ee dalka ku dhaliilay inay wali ka guuxayaan muddo kordhintii uu golaha guuridu uu sameeyay, waxaanu ugu celiyay in muddo kordhintaas aanay waxba iska badalayn.

Guddoomiye Saleebaan oo ka hadlaayay golaha guuritda oo ka soo laabtay fasaxoodii ayaa xooga saaray ka hadalka arimaha doorashooyinka, waxaanu isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “ Doorashooyinkan la’la qaylinaayo muddona waa aynu qabanay hadana waa la qaylinayaa, qayladaasina meeel kaliyaata ayay ka socotaa oo waa asxaabta ayaa inagu buun buuninaaya, asxaabta waxaanu leenahay  waaqaca ha la aqbalo doorashada mudo ayaa loo qabtay mudadeediina waa ay ku dhacaysaa, khilaafka ayay kordhisaa hadii la hadalhayo uun wax mudadii wax iska badalayaana ma jiraan, waxaanse anigu qabaa hadii aan mudadas ku qabankarno oo waliba raga ka masuulka ah doorashadu ay inagala qaybgalaan oo hadalkana ay yareeyaan  doorashadana loo dhaqaaqo waa

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...