Xoghaya arrimaha gudaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa goor dhawayd xorriyadiisa dib u helay ka dib muddo 20 maalmood ah oo uu ku xidhnaa magaalada Hargeysa.
Xoghaye Ramaax ayaa la sheegay in lagu sii daayay damaanad.