Somaliland: Taliye Faysal Xiis Oo Xil Cusb Loo Magacaabey

Date:

Warar soo gaadhay Ilaysnews.com waxaa ay sheegayan in taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale uu sameeyey magacaabis iyo xil ka qaadis

Taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkii ka qaaday Taliyihii hore ee ciidanka Danbi Baadhista Somaliland ee C.I.D Gaashaanle sare Daahir Muuse Abraar

Sidoo kale taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkaas u magacaabey Gaashanle Sare Faysal Xiis oo hore u ahaan jiray taliyaha ciidanka Nabad galyada wadooyinka

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...