Somaliland: Xaguu Ku Danbeeyey Safarkii Prof Cali Khaliif Galaydh Ku Tegay Magaalada MUQDISHO?

Date:

Xaguu Ku Danbeeyey Safarkii Prof Cali Khaliif Galaydh Ku Tegay Magaalada MUQDISHO?
Prof Cali Khaliif Galaydh Oo In Mudo Ah Ku Maqna Wadanka Somaliya Gaar Ahaan Magaalada MUQDISHO Ayaa Kusoo Guryo Noqday Somaliland
Madaxweynaha Khaatumo Ayaa Kasoo Degay Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeisa Kadib Markii Uu Soo Dhamaystay Safar Shaqo Oo Uu Ku Tegay MUQDISHO Iyo NAIROBI,
Safarka Prof Cali Khaliif Ku Tegay Magaalada MUQDISHO Ayaa Dhaliyey Shaki Ah In Prof Cali Khaliif Heshiis La Gelaayo Dawlada Xamar,Maadama Oo Xukuumada Uu Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Muuse Biixi Fulin Weyday Heshiiskii Hore Loola Galay Maamulka KHAATUMO,
Ilaayo Hada Lama Saadaalin Karo Natiijada Ka Dhalatay Safarkan Madaxweynaha Khaatumo Ku Tegay Magaalada Muqdisho,Balse Waxaa Xusid Mudan In Wakhtigan Cali Khaliif Ku Sugan Yahay Magaalada Hargeisa Ee Caasimada Somaliland

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...