Ergo isugu jirta ganacsatada Somaliland ayaa bilaabay dedaalo ay isugu soo dhawaynayaan Madaxweyne Biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaradka, waxaanay bilaabeen kulamo kala duwan oo ay la yeesheen dhinacyada.