Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maanta Marxuum Cabdilaahi Obsi Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hageysa.

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdilaahi Cige Muuse (Obsi) oo lagu aasay Xabaalaha Sheekh Nuur ee Barriga Hargeysa ka dib markii lagaga tukaday salaada jinaasada masjidka tabliiqiyiinta ee Hargeysa.

Waxaana Aaska Marxuumka ka soo qayb-galay haldoorka Jamhuuriyadda Somaliland oo dhamaantood ka markhaati kacay shaqsiyadii wanaagsanayd ee uu lahaa marxuumku, taariikhdii iyo geesinimadii aanu la gaban jirin wakhtigii adkaa ee shacbiga Somaliland Soo Maray.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...