Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley cabashadii xisbiga Waddani ka gudbiyey 3 xubnood ee madaxweynuhu u soo xulay kominshanka doorashooyinka

Madaxweynaha ayaa sheegay in xisbiga Waddani  ay cabashada xaq u leeyihiin isla markaana uu ku ixtiramaayo balse uu  ku qanacsan yahay go,aanka ay golaha wakiiladu ka gaadhaan