Madaxweynaha Rwanda Oo Ku Baaqay In Dalka Koonfur Afrika Laga Eryo Midawga Afrika

Date:

Madaxweynaha dalka Rwanda President Paul Kagame, oo saxaafada dalkiisa xog ka siinayey heerka soo dhaweynta dadka Afrikaanka ah ee ku xayiran Liibiya dhulkeeda, ayaa ka hadlay arinta Koonfur Afrika ee dadka ajnabiga ah lagu cunsuriyadaynayo.

Waxaanu Madaxweynaha dalka Rwanda soo jeediyey in dalkii Nelson Mandela ay xiligan lagama maarmaan noqotay in laga saaro dhamaan qaybaha ururka Midawga Afrika.

Dhawaaqan ka soo yeedhay Madaxweyne Paul Kagame waxa uu kor u qaaday oo uu cod dheer ku sheegay ficilada guracan ee cunsuriyada ku salaysan ee ka socda Koonfur Afrika.

“Soo jeedintan waxa hogaaminaya oo adkeynaya mas’uuliyiinta Koonfur Afrika ee leh cunsuriyadda,” ayuu yidhi Mr. Kagame. Waxaanu intaasi ku daray Dhibaatadan ayaa ka muuqata farriinta Madaxweyne Ramaphoza ee ah in dhiggiisu ay ka caga jiidayaan inay aqbalaan natiijada.

“Markaan maqlo hadalka dhigaysa Ramaphoza wuxuu yidhi diiwaan gelinta weeraradan ugu dambeeyay waxa ku dhintay 10 qof, oo mid kaliya uu yahay ajnabi, waxaan qabaa inay tahay inaan si ku meel gaadh ah aynu uga saarno dhamaan unugyada Midowga Afrika iyo ururada kale ee urur hoosaadka ah, sidaa darteed way fahmi kartaa in Qaaradda Afrika loogu yeedhay qarnigan 21aad inay midoobaan oo aan la arki karin iyada oo laga hor imanayo caqabadaha horyaal ee dunida ka jira, ”ayuu Paul Kagame u sheegay saxaafadda Rwanda.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...