Somaliland: Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Shaqada Ka Joojisay 42 Shaqaale Ah Oo Ka Hawl-Galayay Garoonka Diyaaradaha Ee Hargeysa.

Date:

Dawladda Somaliland ayaa maanta shaqada ka joojisay 42 shaqaale ah, kuwaasi oo ka hawl-galayay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Shaqaalahan ayaa ka mushahar qaadan jiray hay’adda duulimaadyada hawada ee qaramada Midoobey (ICAO).

Balse dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay in ay la wareegtay maamulka hawada, shaqaalaha iyo dhaqaalihii ka soo xaroon jiray hawada Soomaaliya oo ay horey gacanta ugu haysay hay’adda ICAO.

Somaliland ayaa shaqaalahan ay eriday ku haysata in ay soo caddeeyaan in aanay ka mid ahayn shaqaalaha ay la wareegayso dawladda Soomaaliya.

Shaqaalahan ayaa ah kuwa ka hawlgala:

Air Traffic Controllers: Hagidda diyaaradaha
AIS Officers: Maamulka macluumaadka hawada
MET Officers: Saadaasha Hawada
FireFighting: Dabdamiska
Marshallers: Parking garaynta diyaaradaha.
Technicians: Injineerada qalabka Hawada

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...