Deg Deg: Qarax Culus Oo Gali-Gilay Magaalada Muqdisho Oo Hada Dhacay + Khasaaraha

Date:

Deg Deg: Qarax Culus Oo Gali-Gilay Magaalada Muqdisho Oo Hada Dhacay + Khasaaraha 

Qarax dhawaq culus ayaa goor dhow ka dhacay koontaraalka ugu horreeya ee laga galo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee caasimaadda Muqdisho, sida laga soo xigtay goobjoogayaal.

Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah caasimadda Muqdisho ,iyada la arkayay uuro cirka isku shareertay – waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

“Qarax hal mar ayaan jugtiisa ka war helnay , balse waxaa ka dhashay inay gubatay kaalin shidaal ee ku dhow hotelka Afrik oo ku yaalla koontaraalka laga galo garoonka diyaaradaha ee KM4.” ayuu yiri qof ku dhowaa goobta uu qaraxa ka dhacay oo  la hadlay Hiiraan Online.
Ma cadda ilaa hadda nooca uu qaraxa ahaa, wallow wararka soo baxaya ay sheegayaan in gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa inuu ka dhashay, sidoo kale waxaan ilaa hadda la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa.
Ciidammada amniga oo markiiba gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa xiray waddooyinka laga soo galo goobta uu ka dhacay, mana jirto ilaa hadda cid sheegatay mas’uuliyada qaraxaa.
Wuxuu ku soo aadday xilli muddooyinkii dambe nabadgalyada caasimadda Muqdisho ay wanagsaneyd, howlgallo joogto ahna ay sameyn jireen ciidammada nabadgalyadda.
Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...