Deg Deg: Abwaan Weedhsame Oo Kabaha La Dul-Maray Madaxweyne Biixi Iyo Heegada Hargeysa + Gabay U Ka Tiriyey
Dadku inu qudhmay, halkan bay marayaan.
Taageerayaasha Xukuumada Muuse Biixi iyo kuwa Donald Trump isu eekaa!!!!
“Hargeysa nooga bax” iyo “Send her back”
Gobanimooy xaal qaado.
“ADDOONKII AB-TIRSIINTA” waa tix aan ku xorayn doono inamada adeeradood u af-duuban.
Ciyaalo-adeero waabay cadhoonayaan!!!!
“قُلْ مُوتُوا بِغَيْظِكُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُورِ”
Dawladnimadu xoolo reerkiinu leeyahay maaha, Ninka madaxda ahina dadka waa u dhex, hadduu xisbi hoggaamiyo iyo hadduu xil kale hayaba. Hadduu isagu “iga difaac dadkayga” ku yidhi waa gunnimo iyo dhaqan cusub oo hor leh, haddaad is xil-qaanteena waad xiiqaysaan.
“Markaad hebel duqaysaa
Reer hebel damqanayaa” Gaarriye