Somaliland: Madaxwaynaha Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Xukuumadiisa Iyo Xaalad Bandow Ah Oo Lagu SOo Rogay Deeganka Ceel-Afwayn Ee Gobalka Sanaag.

Date:

DEG DEG:Madaxwaynaha Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Xukuumadiisa Iyo Xaalad Bandow Ah Oo Lagu SOo Rogay Deeganka Ceel-Afwayn Ee Gobalka Sanaag. Madaxwaynaha Jamaphuuriyada somaliland muuse biixi cabdi oo maanta shir deg deg ah iskugu yeedhay xubnaha xukuumadiisa ee kaso kala jeedla labada beelod ee garxajis iyo habar jeclo oo masuuliyiinta laamaha amaanka ee dalka taliyaasha ciidamada shir gudonka baarlamaanka iyo siyaasin hore oo ka tirsana xukuumadii madaxwayne siilanyo kuwaas oo miisan iyo saamayn siyaadeed ku leh deeganada bariga somaliland iyo deeganka ceel afwayn ee gobalka sanaag.

shirkan ayaan la shaacin meel lagu galaayo balse xukuumada somaliland oo maanta bandow tobadii subaxnimadii hore ku soo ragogay deeganka ceel-afwayn ee ay ka dhaceen dagaalada soo noq noqday ee u dhaxeeya labada beelod ee wada dega deegankasi iyado mudooyin badan xukuumada madaxwayne biixi isku dayday sidii ay xal waara uga gaadhi lahyd colaada kaso noq noqotay deeganka ceel-afwayn oo muuqata inaan wali xal iyo maara loo hayn.

xaaladan ayaa kuso beegmaysay xili aan wali xukuumada madaxwayne biixi wax jawaab ah ayna ka bixin dagaalka maalmihii u danbeeyay kaso soconaayey deeganka ceel-afwayne ee gobalka sanaag oo dad tiro badan ay ku naf wayeen halka dad badan ay ku dhawac meen oo kaso kala jeeda labada beelod ee colaadu u dhaxayso.

Wixii warar ah ee kaso Kordha Halkan Bad Nagala socon Kartaan Insha Allah.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...