Somaliland: “Annagu Isticmaar Noqon Maynno, Dushaad Naga Ilaalinaysaa, Dhulkayaga Kuma Dhali Kartid, Markaannu Ku Nidhaahno Naga Tagna Waad Naga Tegaysaa…” Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo munaasibadda loogu dabbaal-degayey 59-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii, ayaa ugu horrayn si hufan u sharraxay taariikhda ku duugan munaasibaddaas iyo sidii ay ku timi, waxana uu sheegay inay Somaliland kamid tahay dalalka Afrika ee ugu taariikhda dheer,

Comments

comments