Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo maanta lagu aasay Hargeysa,